C/weli Muudey & Xildhibaano taageersan Farmaajo oo kulan deg deg ah ku leh Muqdisho

Ka dib markii galabta xildhibaano boqol ku dhow ay guddoonka Baarlamanka u gudbiyeen mooshin xilka ka qaadis oo ka dhan ah Madaxaweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka bilowday magaalada Muqdisho kulamo gooni gooni ah oo ay leeyihiin xildhibaano iska horjeeda oo ka tirsan Baarlamanka. Xildhibaano taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in kulan … Continue reading C/weli Muudey & Xildhibaano taageersan Farmaajo oo kulan deg deg ah ku leh Muqdisho